Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Guddi labo dhinac iska soo xuleen (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta waxaa uu kulan wadajir ah la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima’udiinka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha oo furitaanka shirka ka dib kulamo kala duwan la qaadanaayay ururada bulshada rayidka oo ay ugu horreeyaan odayaasha … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Guddi labo dhinac iska soo xuleen (Daawo Sawirro)